Qaranka Iyo Qabiilka Midkee Inagu Xoog Badan.... W/Q Garyaqaan Saabir

0
Saturday March 14, 2020 - 18:02:49 in Articles by
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaranka Iyo Qabiilka Midkee Inagu Xoog Badan.... W/Q Garyaqaan Saabir

    Qaranka Iyo Qabiilka Midkee Inagu Xoog Badan.... W/Q Garyaqaan Saabir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaranka Iyo Qabiilka Midkee Inagu Xoog Badan.... W/Q Garyaqaan Saabir

Waxaad arkaysaa dadka qaar oo u doodaya reerahooga saami qaybsi, ama shirar beeleed qabsada oo ku midooba reernimo balse Wali ma arag dad ku doodaya oo isku raacay dan caama/ danguud oo leh, waxaan dawlada leenahay wadadii naga dhaxaysay ayuu qof si sharci daro ah u dhisanayaa soona dacweeya qofkaa wadada Danta Guud ah mitirada soo Galay,.
Image may contain: 1 person


Wali ma arag bulshadeena oo ilaashanaysa, wado waayo wadadu waxay ka mid tahay danta Guud ee la wada leeyahay.

Lakiin waxaynu kaga fal celinaa fal sharci daro ah oo ah Haduu hebelba dayr sharci daro ah wadada soo galay adna soo gal, ka shacab ahaan qofkasta waxaa uu ka hormirayaa danta Guud dantiisa Gaarka,

hadaynu nahay shacabka Danta-Guud, Qiimo inoo malaha sababtoo ah qof waliba waxa uu ahmiyada siiyaa Dantiisa Gaarka ah.

Hadii bulshadu ilaashanayso Danta Guud wadooyinka maynu soo wada Galnayn, ee intii loogu qorsheeyay ayay ahaan lahayd. Laakiin Bulsho wax dhacaysa, iyo Dawladii hoose oo eyana aan danta Guud ilaalinayn oo sifo qayrul sharciya ugu ogolaata in mitirada la soo Galo, waa dhibaatooyinka ina haysta.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...