Ma Arab baan Arabkii ahayn Ma isaaqii Dulmiga Diidi Jiraa madhay Meeshu Maguudkii Jabuutaa Mise Waa Gacan Libaax & Hargeysa.

0
Thursday April 04, 2019 - 10:02:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Arab baan Arabkii ahayn Ma isaaqii Dulmiga Diidi Jiraa madhay Meeshu Maguudkii Jabuutaa Mise Waa Gacan Libaax & Hargeysa.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

. Dawlada Sucuudiga ayaa Nin qoraa ha oo Miskiina Jarjartay way dafirtay way qarisay xaqiibaa ku dilaacay Boqortooyo 100 sano jirtey baa maanta halis ku jirta.


Nin Miskiina oo Muusle ah oo Keeryoonle ah Ayaa dawladii tuuniisiya eeday .ADUUNI KHATAL Aadan galaydh Waa kibir iyo caadadii oo indho malal marka dhiilku buuxsamo ama bixiso kuwado waxa u eg Ahmed Cismaan Nookeena, ama Xoolihiisa anaa lehe nasiiya, Waa hadalku qadhaadhaa, oo xadhaadhaa oo xiniinyo badanaa, miyaan ragba dunida ku hadhin.

DALQAY WAX KU EEGAYAAN DIBNAY LA HALIILAYAAN DIDII HUNGUROW DIDII.



Axmed Cismaan dhac iyo dhimasho Jibuuti ulama hadhin weliba qoyska oo Khadra Xayd u horayso oo rag besheeda ahi weheliyaan ayaa Naftiisa iyo maalkiisa waxay dhaceen mooyaane wixii hadhay looga taag la yahay. Somaliland oo dhani way aragtaa, Jibuuti oo dhan way aragtaa inta nin ee jibuuti lagu dhacay, ee laydhkii iyo biyihii lga jaray inta Jeel lagu dilay ee la sumeeyey inta xoolihii Maxkama foojari ah lagu dhacay waynu ognahay ee Ina Cumar Geelle iyo Qoyskiisu dhaceen inata xil ummadu leedahay ay dukaan ka dhigteen... geellow soco soco oo maalintaad Ciindaaqdo ayaa laguu yabaa... Sacad Muusow soco soco oo Maalintaad Xoolaha iyo Nafta Ahmed Cusmaan soo doonataan baa laydiin yabaa.. xaqii baa dilaacay oo inay Somaliland iyo Sacad Muuse Noqoto ayaaba dhow dhow.


hadaad damiir leedihiin XOOLIHII AHMED CUSMAN JIBUUTI KA KEENA dhacaas aad geysateen ee Khadra xayd hor boodayso ee Ina Wasiciid labo ka yahay keena.

Waxaan nin u aqaan

Ninka Xoolaha Ahmed Sooqaada ama wershed ha noqoto ama daar. ama Bangi sheegta ama Dowlad sheegta. car Wir ku dhac.

Rag waxaan ku maamuli aqaan ama ku maamuusi maso inaanu nahay oo tlimo meerto noo tahay waataad Abiy Muuse ku lahaa tii baa maanta ku haysata.

Somaliland iyo Jibuuti kal dooro oo yaan doorkaa ku seegin anagu kuu doori mayno..

xamse

ankara

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...