Warsaxaafadeed Kuna Wahan Agoomaha Iyo Naafada

0
Saturday March 14, 2020 - 09:32:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed Kuna Wahan Agoomaha Iyo Naafada

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wahan agoomaha iyo naafada



 

Haddii agoomaha iyo dadka  naafada ah dawladdu waxtar u fidiso dalka ayaa barakoobaya cirka ayaa allah shubi doonaa  raxmadiisa ayaa dalka wada gaadhi bulshada  dad wanaagsan noqon hooggaan wanaagsan ayaa ka soo dhexbixi doona


 

Talo soo jeedin


1.Sida korka ku xusan yaan loo daymo la,aan ogoomaha iyo dadka caqliga naafada ah indhaha ka nafada ah kuwa laxaadkoodii ALLAH  ka qaday ee  ku eegaayo  kuwa soconaya. Ee uu u dhammeeyey laxaadkoodii

Ha dhiman adoo wax dad ka dheeya kugu maqanyihin waa haddii  doonayso in ALLAAH JANOOYIKIISA kugu macsuumo oo aan lagaga dherayn jannada fardawsa kollay dhimasho ayeynu ku wada xukumannay cidna lama dhafayo da, ada aad doonto jiroo



Deeq Cabdi Digale khayr ayaynu isku ognay

MAHAD OO DHAN U SUGNAYTAY INNAGA DHIGAY EE diinteenna macaan inaga dhaliyey

Ee inoo dooray



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...