Xoriyad Guud....W/Q Rashiid Yuusuf

0
Thursday March 12, 2020 - 21:43:29 in Articles by
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoriyad Guud....W/Q Rashiid Yuusuf

    Xoriyad Guud....W/Q Rashiid Yuusuf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoriyad Guud....W/Q Rashiid Yuusuf


Qof diin haystaa in uu nolosha sameeyo waxa uu rabbo dabadeedna ku dacwaado XOR baan ahay maaha shay sax ah, qof Diin haystaa Xor maaha,Qofku waa laba mid uun in uu diintiisa u noqdo oo uu ku dabaqo noloshiisa iyo macaamilaadkiisa nololeed ba iyo ta labaad oo ah in uu raaco dariiq Xornimadda oo ah kan naftiisa shahwaadkeeda iyo wax kasta oo ay jeclaato uu ku raali-galiyo, balse aanu dood iyo dacwad ka dhigan XOR baan ahay.




Xoriyadda shaqsiga ah.


Waa wax jira Xoriyadda shaqsigii, qofkana hawlihiisa gaar kaa maaha in laga sheekeeyo oo lagu mashquulo si public ah, balse qofkaasi haddii uu bulsho cayiman ku matalo xafiis siyaasadeed oo uu madax u yahay, waxay Xaq u lee yihiin inay kula xisaabtamaan dhaqankiisa iyo wax kasta oo khuseeya noloshiisa, Xoriyadda shaqsiga ah na wax uu lumiyay marka uu iyaga cod u doontay. Islaam iska daaye gaaladu xataa way ku xisaabtamaan dhaqanadda shaqsigaa marka ay xil u dhiibanayaan masuul, qofka soomaaliga ah ayuun baa la soo taagnaadda doodda ah isma khuseeyaan dhaqanka shaqsiga ah iyo dhaqanka siyaasiga ahi waana sababta Tuugta xilal loogu dhiibto.


America waa wadan isla xisaabtan ku furan yahay dhaqanka ilhaan waxaa lagu la xisaabtami karaa garoonka cod bixinta oo Muddo 7 bil ahi ka hadhsantahay


Waxa Qoray Rashid Yusuf

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...