Akhriso Wasiiro Iyo Xildhhibaano Puntland Ka Soo Jeeda Oo Somaliland Xayiraad Ka Saartay Gobolka Sool

0
Thursday March 12, 2020 - 13:37:58 in News by
  • Visits: 2330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Wasiiro Iyo Xildhhibaano Puntland Ka Soo Jeeda Oo Somaliland Xayiraad Ka Saartay Gobolka Sool

    Akhriso Wasiiro Iyo Xildhhibaano Puntland Ka Soo Jeeda Oo Somaliland Xayiraad Ka Saartay Gobolka Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Wasiiro Iyo Xildhhibaano Puntland Ka Soo Jeeda Oo Somaliland Xayiraad Ka Saartay Gobolka Sool


Hargeysa(HWN):-xukuumada somaliland ayaa ka hor istaagtay xildhibaano iyo wasiiro ka socday maamulka Puntland inay ka qayb galaan caleemo saarka Garaad Mukhtaar oo ka dhacaysa deegaanka Dharkayn Geeyo ee koonfurta gobolka Sool.

Image result for gobolka sool


Xukuumada somaliland ayaa ku doodaysay inaanay masuuliyiinta ka socda maamulka Puntland u soo gudbi Karin dhul ay maamulkiisa gacanta ku hayso dawlada Muuse Biixi.


Masuuliyiinta ka socda maamulka Puntland ee laga hor istaagay inay ka qayb galaan caleemo saarka garaad Mukhtaar ayaa waxay kala yihiin.


Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

wasiirka Wasaaradda waxbarashada

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka

Wasiirka Dekadaha iyo kalumaysiga

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo beeraha

Wasiiru ‐dawlaha wasaaradda Waxbarashad Wasiiru‐dawlaha Qorshaynta

Wasiir ku‐xigeenka wasarada Hawlaha Guud Wasiir ku xigeenada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Sahro Kiin.

Gufoomiye xigeenka 2aad ee golaha sakiilada

XildhibaanSaleeban Faarax ,Xildhibaan Axmed Xariir Gaas , Xildhibaan Dhuubane ,Xildhiban Cabdiraxman Muuse,

Gudoomiyaha Gobolka Sool, Duqa degmada Dangorayo iyo Ganacsade Jaamac Dhagadheere.

Loading...
Loading...