Ururkaa La Baxay Midnimo Doodaasan Wax Ka Yara Odhanayaa.

0
Wednesday March 11, 2020 - 10:20:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururkaa La Baxay Midnimo Doodaasan Wax Ka Yara Odhanayaa.

    Sidayba ma jecli in aan gallo hawlo ku saabsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidayba ma jecli in aan gallo hawlo ku saabsan
ama doodo dhalin kara is diidooyin ama tuush carar.


Sababtoo ah waxa aan ahay qof si aragti ama caqli ku duuganyahay wax u darsa ,anigoo had iyo jeer is bar bar dhiga arrimaha iyo xaalladaha ku gadaamaan dhulalkeena iyo geeska ballaadhan ee eebba weyne inugu oommay.



Balse  waxa aam wax ka  odhan doonaa arrinta uu soo jeediyay qoraaga iyo saxafiga reer london ee mahamed baashe xaaji xasan.


Kaa oo ku dhawaaqay wax uu isagu ugu yeedhay  urur uu ku doonayo  midnimo iyo isku dhawaansho midnimo daaran oo mar kale ka jaanqada labadii gobol ee ay kalla gummeysan jireen labadii isticmaar ee engriiska iyo talyaanigu ama u dhig waqooyi iyo kodaarrbee.


Mar bay ahayd mar uu isla isagu waa baashee,, universal ku jiray dood lagaga hadlay arrintan waxase uu aad uga biyo diidanaa clibkaas oo ka muuqday diidmo uu kudiidanaa midnimo ,isagoo waagaa daliishanayayay gabaygii timacade ee ahaa dawlad soo gashay manu nihi danteena laba diiday taasi  oo ku cadaynayay in ayna midnimo muqadasa jirin isaga oona carrabka ku adkaynayay!!haddaba qoraagu shallay iyo maanta keebuu saxsanaa?.


Anigu rayi ahaantayda midnimo yaan lagu daalin sababtoo ah koonfur iyagiiba ma midaysana waana arragti jaban oo degdeg iyo caadifad badan hagayso,waa arrin sideeda u qaldan soomaaliya waxay u sacab tumaan qabsashada hargaysa iyaga oon koonfur ama muqdisho midayn waad arkasaan siyaasad xumada farmaajo ,iyo khayre.


Haddaba qoraagu degdeg badan ka muuqda waxaan alla uga baryayaa inuu allla caqliga kusoo celliyo.

Maqaalka maanta

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...