Xogta Dhabta Ah Doorasho Dhici Mayso Qore Mukhtar Cilmi

0
Tuesday March 10, 2020 - 09:11:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xogta Dhabta Ah Doorasho Dhici Mayso Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.


Umadd walba markay dooranayso in ay xisbi gasho amba taageerto waxay eegtay kartidiisa iyo hadafkiisa may is gaadhi karaan? Waana rukun muhiim ah in u qofku waxyaabahaas ka fiirsado marku xisbi taageero lkn dad badan aya caadifad hadal been ah ku raaca xisbi amba musharaxiisa. Hadaba waxa baryahan dadka lagu maawelinayay heshiiska xisbiyada in doorashadda 2020 la qabto, horta caqligi mee iyo sharcigi labaduba mawaafaqsana heshiiska, lkn xaqiida dhabta ay ayan isin sheegaya.....



Marku madaxweyne muuse biixi sheegay in u ururo furayo ayay labadii mucaarid dortaba u so dhiibay madaxtooyadda  waxayna soo bandhigeyn in sidii xukuumadu ugu kordhisay golayaasha barlmaanka 2022 iyo gurtida 2023 lagu socdo mucaaridkana loo daayo wakhtiguda 2022 , heshiis aan xeerna waafaqsanayn beesha caalamka lagu maaweliyo iyaga iyo taageeyaasha waddani iyo ucid ee ka wada yaacay labadaas xisbi.


Heshiiskan waxa ku baryootay faysal iyo cirro si ay wajigooda iyo mawqifkuda u badbaadiyo muuse!.waxaana soo socoto diidmada golayaasha barlamaanka oo aan marnaba ansixin doonin heshiiskan dhowr xildhibaana afkooda ka sheegay marka la weediyey..imikana waxa la rabaa in labadaas xisbi ay ka shubtaan musharaxiinta lacagtii muaharax nimadoodi 20 kun dollar cala musharax!.waxaana u soo jeedinaya musharaxiinta suga qakhtiga dhabta ah 2022 ee ururada la furayo yaa laydinka cunin waxaad u soo tacabtayn.doorasho aan diiwaangalin iyo kaanbayn oo ka hadhsan 8 billood waligeed may dhicin..runti labadaas siyaasi cirro iyo faysal shaqadoodi waxay ku eegtahay 2022 intaas ka horna dheg yaa loo dhigin hada wasalaam ...!


Qore mukhtar cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...