'' Midnimaddu Xal Ma Keeni Kartaa ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Monday March 09, 2020 - 12:53:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Midnimaddu Xal Ma Keeni Kartaa ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Wamadda Midowga Yurub oo ah kuwa tusaalaha u ah isu soo dhawaanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wamadda Midowga Yurub oo ah kuwa tusaalaha u ah isu soo dhawaanta
iyo midowga qun-yar socodka ah oo hadeer ku dhaw in ay hal dal oo way noqdaan sidda wadanka Maraykanka ayaa ka mid noqoshadda wadanka cusub ee kusoo biiraya waxay u sameeyeen shuruudo adag , kuwaasoo ilaa uu shuruudahaa buuxiyo aan loo ogolaanin in uu midowga yurub kusoo biiro .

Shuruudahaas oo laggu magacaabo shuruudihii Copenhagen


( 'Copenhagen criteria) waxaa ugu mudan sadexdan shuruudood

1- Suuq iyo dhaqaale xorra .

2- Dimuqraadiyad degen oo xasiloon .

3- Ku dhaqan sharci . iyo qaar kaloo badan .


Hadaba dadka Midnimo Soomaaliyeed u raadinaya waalaca ay ka qabaan mushkilado Somaliland ka jirra awgeed , waxaa la waydiin karaa , Somaliland mushaakilka ka jira iyo kuwa kale ee ka jira Soomaaliya Midnimo Soomaaliyeed oo la sameeyaa xal ma u noqon kartaa ?


Aniga waxay ila tahay , in Soomaalidda Geeska Afrika gees waliba mushkiladaheeda goonideeda u xalisato sidda midowga Yurub , hadhowna waxay la kala maarmi waayaan ay sidda Barwaaqo sooranka reer Yurub isaga kaa shadaan si aanay isula dumin sidii hore u dhacday .

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...