Lama Arag Dawlad Shacabkii Ay Ka Masuulka Ahayd Aan Cashuurta Waxa Aan Ku Celin

0
Monday March 09, 2020 - 08:32:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lama Arag Dawlad Shacabkii Ay Ka Masuulka Ahayd Aan Cashuurta Waxa Aan Ku Celin

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.


Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wahan waa la soo afjaray ma dawladba mise waa ganacsi labada gole golaha guurtada iyo golaha wakiillada ee Somaliland ku dhiirraday in ay sharciga ku toosaan lama arag lamanamaqal dawlad shacabkeeda masuulka ay tahay cashuurta ay ka qaaddo waxba aankaga soo celin si meelaha ay bahidu ka jirto daboolo sida sharciga oo ay ku dhaqdo iyo kala dambaynta maxkamadaha xadhkaha goostay ee ku mamay dhulka dadka aan kala saarayn ee isku murginaysa



Talo soo jeedin

1 waxaad arkaysa dadka sida gafanaha uga soo go,ay dhiiggii bulshada

2 Bulshada naafada ah in la daryeelo iyo agoomaha iyo dadka jilicsan duqayda ah

3 biyuhu lama huraan in dalka la wada gaadhiiso biyo ku filan waaxa loo samayn kara biyo qabatin


Khayr ayenu isku ognay Deeq Cabi digale

Allah mahad dhan u sugnaatay

Ha ismoodin anay aanay bulshada miyirka qabta ku arkayn

Ha dhiman adoo xaq ibana,adam kugu maqanyihiin


[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...