Tallo Ku Socota Dadweynaha Iyo Xullista Xildhibaanada Gollahadeegaanada Insha Alla

0
Monday March 09, 2020 - 08:30:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tallo Ku Socota Dadweynaha Iyo Xullista Xildhibaanada Gollahadeegaanada Insha Alla

    Sida aan ognahay jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxa dhawaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan ognahay jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxa dhawaan
ay galli doonta doorashooyinkii deeganada taas oo saddexda xisbi ee dalkeenu ku gaadhaan go'aan isku af garasho hawshaasi  oo muddo badan soo jiitamaysay.balse markii danbe xal laga gaadhay.

 

hadaba Waa in dadweynuhu qofka ay keensanayaan u eeggaan diintiisa,hawl karnimadiisa dadaalkiisa iyo sida uu danta ugu hagar baxayo,waa in ay midaasi  lawaynaataa,haddaba somalilabd oo meel fiican marasa aqoonsiguna albaabada soo garaacaya sida ay u dhowdahay ayaan u rajaynayaa shacabka somaliland in ay ku gallaan oo ay u diyaar ahaadaan dooroshooyinka deeganada gaar ahaan..iyo barlamaankaba guull somaliland,wadooyinka la dhisaa waa sadaqadul jaariya,geedo labeeraa waa sadaqadul jaariya danta guud oo laga horumariyaa ta gaarkii wa ajar aan dugoobi doonin oo jiil ilaa jiil socon doonaa gollayaal deegaan oo khayr qaba iyo somaliland oo guullaysta.

Maqaalka maanta.

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...