Maxaa caadifada ina badey, ee caqli inoo diiday?..W/Q Sacad Makawi

0
Sunday March 08, 2020 - 21:07:34 in Articles by
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa caadifada ina badey, ee caqli inoo diiday?..W/Q Sacad Makawi

    Maxaa caadifada ina badey, ee caqli inoo diiday?..W/Q Sacad Makawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa caadifada ina badey, ee caqli inoo diiday?..W/Q Sacad Makawi


Somaliland aasaaskeedii waxa ay ku timi sida laga warqabo caadifad ka dhalatay dawladii ay iska dhisatay manifesto ee Cali mahdi hogaaminayey oon jabhadihii wax ka talo gelin, (markaa USC dii caydiid na waatii la dagaalantay), garab olole culus galay oo kamid ah SNM na waaka Somaliland iyo gooni u goosad ku dhawaaqay aan si wacan loo axadhin. FiiroG.(SNM siday sheegan agenda ha uguma jirin gooni goosadku, wax qorshe siyaasadeedah na may lahayn sida TPLF).



Mar kale, 1994 natiijadii ka dhalatay doorashadii Boorama ee Cigal kusoo baxay waatii keentay dhankii kale ee ay is-hayeen in ay wada dagaalaan, mabda'ii somaliweyna jeebka kala soo baxaan sida tuur, buubaa, jaamac yare iwm.


Intii ka danbeysay: Riyaale, Siranyo, iyo hada Muse, ba qofka wax saluugaa ama siduu rabay u noqon weydaa mar kale ayuu ka cadho noqonayaa wax uu aaminsanaa, qayb ka ahaa, masiirka umadana taabanaya, tusaale ka u danbeeyey Mohamed baashe iyo fikradan "Mar kale midnimo".


Maxaa ina baday markaa caadifad in waxeenu ku salaysnaado? Inta intaa la is hayo, min Caydiid iyo Cali mahdi ilaa maanta NN vs inta kale miyaad aragtay siyaasi somali konfureed ah oo fikirka midnimada kasoo degey?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...