Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jigjiga Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
Wednesday April 03, 2019 - 17:52:59 in News by
  • Visits: 2529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jigjiga Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jigjiga Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jigjiga Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa


Jigjiga(HWN):-Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa soo gaadhay magaalada Jigjiga ee dawlada deegaanka soomaalida.


Raysal wasaare Abiy Ahmed ayaa waxa jigjiga si weyn ugu soo dhaweeyey madaxweyne Mustafe Cagjar iyo wasiirkiisa maaliyada Axmed Shide.




Socdaalka raysal wasaaraha Itoobiya ku tagay magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka soomaalida ayaa la sheegay inay la xidhiidho sidi uu soo xidhi lahaa shirka xisbiga soomaalida Itoobiya oo maalmihii ugu dambeeyey ka socday magaalada Jigjiga.


Shirka xisbiga dimuqraadiga ah ee soomaalida Itoobiya ayaa mudadii uu socday waxa lagu doortay hogaanka xisbigaasi ee sanadada soo socda, waxaana la filayaa in raysal wasaaruhu uu khudbad u jeediyo ergooyinka ka soo qayb galay shirka oo tiradoodu gaadhayso 300.


Loading...
Loading...