Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Wax Kabadel Lagu Sameeyay Xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha.

0
Sunday March 08, 2020 - 12:03:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Wax Kabadel Lagu Sameeyay Xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha.

    Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeerkii Isgaadhsiinta Ee Shalay Wakiiladu Wax Kabadelka Ku Sameeyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeerkii Isgaadhsiinta Ee Shalay Wakiiladu Wax Kabadelka Ku Sameeyeen.

Hargaysa (HWN) Fadhigii Saaka ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ansixiyay Wax Ka Beddel Golaha Wakiilladu Maalintii Shalay Ku Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Somaliland.



74 Xildhibaan Oo joogay Saaka Fadhigaa Guurtida isla Markaana Xaadir Ku Ahaa Ayaa Dhammaantood Ucodeeyay Wax Ka Beddelka Xeerkaas


Waxaana Ka Mid Ah Qodobada Meesha Laga Saaray qodobkii ahaa  in Shirkadda Somcable Kooto Loogu Xidho Xadhiga Feber Optiga Loo Yaqaan Oo Hore Gaar Loogu Xidhay.


Warkan Oo Muuqaala Kala Soco Wararkayaga Dambe

 

Loading...
Loading...