Maayar shacabka gobolkiisa u soo jeeddiyay In Lammaane Kastaa Ay Hal Geed Beerraan

0
Saturday March 07, 2020 - 19:09:44 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar shacabka gobolkiisa u soo jeeddiyay In Lammaane Kastaa Ay Hal Geed Beerraan

    Maayar shacabka gobolkiisa u soo jeeddiyay In Lammaane Kastaa Ay Hal Geed Beerraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayar shacabka gobolkiisa u soo jeeddiyay In Lammaane Kastaa Ay Hal Geed Beerraan

Hargaysa(HWN):-Maayarka magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa uu Lamaanne kasta oo is calmadda u soo jeeddiyay inay hal geed ka beerraan mid ka midda Jidadka dhaadheer ee gobolkaas.
Image result for Maayar Murraad


Maayar Muraad waxa uu balan-qaadday inay ka dawlad hoose ahaan waraabin doonnaan geedkaas oo ay Masuuliyaddiisa qaaddayaan, waxaannu sheegay in haddii talaabaddaas reer Burco fulliyaan ay wax ka tarrayso bilicda iyo quruxda deegaanka, isla markaanna waxa uu tilmaamay Xasannaadka ku jira hal geed oo aad beerto Aakhirro iyo adduun-ba.

"Lamaanne kasta oo is mehersadda oo reer Togdheer ah waa innuu geed ka beerraa jidkaas dheer ee tiitaanik iyo jidka xagga Garoowe u kaca. Saddex arrimoodba waad ka arki doontaa mid weeyaanne nasiibkaaga bal sida geedkaasi u baxo waad arki doontaa, ta labaadna Illaahay agtiisa Xasannaad ayaad ka heli doontaa, midda saddexaadna bilicdii gobolkaaga ayaad ka qayb-qaadanaysaa. 

Geedkaas waraabintiisa dawladda hoose ayaa leh adigu shuqul kuma lihid. Waa xasuus iyo taariikh jacayl oo Inankaaga ayaa markuu waynaaddo odhan doonna geedkaas Hooyadday iyo Aabbahay ayaa beerray." Ayuu yidhi Maayar Murraad

Hadhwanaagnews,Office
Hargaysa,Somaliland

Loading...
Loading...