Hambalyo Maherwacan Oo Ku Socota Xasan Maali Iyo Marwadiisa Nimco raygal Cawaale

0
Saturday March 07, 2020 - 08:42:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Maherwacan Oo Ku Socota Xasan Maali Iyo Marwadiisa Nimco raygal Cawaale

    Hambalyo Meher Oo Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Meher Oo Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Dhamaan Akhyaartani Waxey Dhambaal Hambalyo Hawada u Marinayaan Meherka Xasan Maal Dhidar



Musatafe Cabdi Maxamed(Janaale),Cabdiqani Xuseen Baynax,Cali Jaamac Maxamed,Cabdishakuur Xaaji Muxumed(heersare),Cabdifataax Ismaaciil Mursal,Maxamed Siciid Cabdilaahi(Xarago),Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),Maxamed Cumar Cabdi(Ciro), Cabdiqani Cabdilaahi Axmed(Asparo),Cumar Maxamed Faarax,Rashiid Cali Sheekh Maxamed,Kayse Axmed Digaale, Maxamed Cabdi Curad,Xuseen Cabdilaahi Deeqsi,Maxamed Ibraahim(Sagax),Cabdirisaaq Cismaan Ismaaciil,Maxamed Xuseen Cali Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi


Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambal iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Xasan Maal Dhidar Iyo Nimco raygal Cawaale. oo


Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeysa Waxaanay Leeyihiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Anaguna Waxaanu Leenahay Allaha ha idinka Aqbalo

Aamiin Aamiin Aamin.


Waxa kale oo Hambalyo Taa Lamid ah U Diraya

Abwaan Sakariye Saxardiid Axmed(Awaare),Nuux Muuse Birjeeb Xildhibaan,Cabdixakiin Maxamuud Xasan, Ibraahin Yusuf Rooble,Maxamuud Garaad Maxamed, Suldaan Xasan Maxamed Cabdiraxman, Garyaqaaan Jaamac Cilmi Xaashi,Xildhibaan Nuuradin Cabdiraxmaan Ibrahim, Xildhibaan Sakariye Aadan Muuse, Caaqil Maxamuud Cabdi diiriye, Maxamed Cilmi Dhimbiil, Siyaad Axmed -Nuur Aw Jibriil, Cabdicasiis Daahir Barkhadle, Deeq Cabdi Axmed, Axmed Xaaji Maxamuud, Ismaacil Axmed Nuur, Garsoore Xasan Axmed-Nuur Aw Jibriil, Xuseen Cabdi Axmed, Cali Cantar , Cismaan Kalash, Cabdishakur Jamac Cabdi (Shiine), Maxamed Jamac Cilmi, Maxamed Aadan Maxamed (XIDIG), C/laahi Aw Aadan Ismaaciil, Maxamed Daahir Cilmi,Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim, Cismaan Saleebaan Bootaan, Caaqil Xasan Khaliif hoori.Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la


soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Xasan Maal Dhidar iyo Nimco Raygal Cawaale oo Toddobaadkan Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...