Xoolaha iyo Nafta Ahmed Osman Geelle Saami Qaybsiga Dhaca iyo Hadhiiinada Jibuuti Ee Qoyska Geelle & Ina Xayd.

0
Wednesday April 03, 2019 - 14:40:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoolaha iyo Nafta Ahmed Osman Geelle Saami Qaybsiga Dhaca iyo Hadhiiinada Jibuuti Ee Qoyska Geelle & Ina Xayd.

    Tujaarta Somaliland Kuhayaan Walle lama leddo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tujaarta Somaliland Kuhayaan Walle lama leddo

Ma Xuseen Caydii Baynu Ogayn.

Ma Xadhigii ooomaar Baynu aOgayn.

Ma Dhulkjii Ibraahin Dheere ayanu Ogayn.

Ma IOna Boore Aayanu Ogayn.

Ma Ahmed Osmaan Baynu aragnaa

Maxaa dhiil Cuqubo hadimo shirqool iyo Xaraan ku Buuxsamey ina geelle iyo Goosha Khafiiftay.

Aama Baan ku sheeg Aama dacwad kale Keen

Hadii Cirku Buuro Yeelanayo.

Haday Baddu Qiiqayso.

Hadii Somaliland Gariirayso.

Hadii Goljano Dahab Dhalayso.

Haddii Axmed Dhax la xaaqayo.

Haddii Jibuuti Barafku Noqonayso.

haddii Somaliland aan 500 Sanno la ictiraafayn.

Ama Muuse Hakuu Sheego Aama Maxamed Hakula faqo ama ina siciid Hawado.

Qudhunbaa ka salagle ninka Reer Cusmaan iyo Xoolahooda dib usoo qaada.

Hoy quraad yahay Joog...

Tallo Xiniiyo cadde.

Waanu ka badheedhnay.. Xoolaha iyo Nafta Ahmed Cusmaan sidii Nebi Muxamed iyo illlaahay sheegay baa loo difacayaa..

Qolaa dhiilku ku buuxsamey oo xaqii ku dilaacay....

waar isagro.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...