''Allahayoow Magaaladda Maxaa Wax Isu Muuqmuuqda".

0
Wednesday April 03, 2019 - 12:48:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Allahayoow Magaaladda Maxaa Wax Isu Muuqmuuqda".

    Waa halkii abwaan sooraane , magaaladda maxaa wax isu muuqmuuqda ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa halkii abwaan sooraane , magaaladda maxaa wax isu muuqmuuqda ,

Qolyihii reer yurub halkeer bay doonyaysan yihiin , sanadkaa maanta ah in aan doorashadii baarlamaanku dib u dhicina way lasoo shir tageen .


Sadaxdii xisbi ee shalay iskood isu afgaran waayayna saaka iyagoo is ogol xaruntii ucid bay fadhiyaan .

Golihii wakiiladda ee kuraasidda ku raagayna halkeer buu ka jeedaalinayaa .

Arrintii Axmed geele iyo warkeediina siduu buu u taagan yahay looguna dheg taagayaa .



Aniga iyo ninkii aanu saaxiibka ahayn , ee Axmed yaasiin sheekh cali ayaanle ee aan booskiisa qiyaastayna halkeer baanu isaga muuqmuuqanaa , yeelkeede gugaa maanta ah booskaasaa inoo balana


W/Q: Ahmed Nuur Guruuje.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...