10 Qodob Oo Madaxwayne Muuse Laga Sugayo By Rajab Ismail Salah
Mudo Sanad Iyo Dhawr Bilood Ah Baa Maaxwayne Ka Tahay Dalka Iyadoo Dalku Haysto Duruufyo Siyaasadeed iyo Mid Dhaqaalaaba
,Xalaad Dag
Dag Dalku Ku suganyahay Waxaa Haboon markay Sidaasoo Kale Dhacdo in
aad Samayso Tashi Badan Iyo Tanaasul Aad Eegto Maxaa Dani Ugu Jirtaa
Shacbigan Dibataysan Ee Dagaal Mudo Kusoo Jiray islmarkaa Ay Udheertahay
Abaar BaahsaN Eee Dalka Iyo Dadkaba Saamaysay Xoolihiina Inaga
Dhamaysay.
Hadaba Mudane Madaxwayne Danta Qaranka Ka Horaysii Dantaada Sidaas Daradeed Anigaa Waxaa Ilaa Tahay In aad Samayso Qoobadan
1- Tashi Badan Iyo Xog Ururin Dheeraad ah dalka iyo Dadka Maxaa Udan ah .
2-In aad Qabto Shirwayne qaran oo lAgu Xalinaayo Xajiimooyinkii Doorashada.
3- In Wafti Heer Caalmi ah Dunida Ukala Dirto dhamaan Shacbiga Aad Hawlgaliso Oo adigana Lagaa Arkaa
4- In Beesha Garxajis Aad Qaybtiii Ay Xaq ulahayd Aad Siiso.
5- In Siyaasada Arimaha dibadda Aad Wax ka Qabato oo Safiirada Iyo Wasiirada iyo Agaasimayasheeda aad losoo Xulaa Dad Ehel u ah Arimaha Dibadda Waayo Waxaa Ku Jirnaa Dayrwayn Oo Dhinac Walba Ka Xidhay Hal albaab leh Albaakaasina Ubahanyahay Qof Khabiir ah oo Yaqiin Afka Dunida lagu la hadlo.
6-In Aad Ufikirto SI Balaadhan Ood Adeegsato Mucaarid Iyo Muxaafidba.
7-In Dacadnimo Iyo Hufaan Ay Kaa Muuqato Dhaarttii Aad Shacbiga U dhaaratayna Aad Rumayso.
8- In Dhaqaale Ururin Lasameeyo 18 May Ee Soo Socda ..Si Qaranka Ictraaf loogu Doono.
9-In Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland Lafuro.Wajigay Doonto Ha Yeelato
10- In Maalgashi Iyo Suuqa Ganacsiga Dunida Loo Furaa Shucuubta Dunida .
Hadiii Qodobadaas iyo Qaar kale Ba La sameeyo Waxaan Filayaa In Qarnkeenu
Horumar gaadhayo Umadunab isa saamaxayso Wada Jaan Qaadayso Dhinac looga Soo Wada Jeedsanayo Horumarka Dalka Hadii Kale Bal Adba .....
Waad Mahadsantahay Madaxwayne.
Rajab Ismail Salah
Wassrada Arimaha Dibadda
0634416899

AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...