'' Shirka Shirbaa Ka Mudnaa ''.W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Wednesday March 04, 2020 - 08:29:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Shirka Shirbaa Ka Mudnaa ''.W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Magacyadda Beelaha waawayn ee Soomalidda keliya siyaasad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyadda Beelaha waawayn ee Soomalidda keliya siyaasad ayuun baa kulmiysa ama loo isticmaalaa , sababtoo ah , Beelah waawayni meel ma wada degeen , magna ma wada bixiyaan , muraad gooniyina ma mideeyo .

 

Magacyadda beelaha waawayni na wuxuun bay soo baxaan xiliiyadda siyaasaduhu socdaan , sheekadaasiina tusaale iyo faahfaahin uma baahna .

 

Sidaa markay tahay , Beesha Garxajis iyo Beesha Habarjeclo oo qolona wadato Dhaan ooman oo sadex qadda , qoloana wadato dhaan cokan oo durduur iyo rakaad doona , waxaa haboon inta aan la gaadhin shir ay isugu yimaadaan , in horta Beesha Garxajis yeelato shir siyaasadeed masiiriya kaasoo ay labadda Xisbi mid ku wareejinayso , midna dadka kale kula shuraakoobayso .

 

Hadii aan shirkaas la helin , siyaasaddu sidan ayuun bay isaga khali wareegaysaa , maxaa wacay , Habarjeclo dabka kulmiyena way kulaalaysaa , Maxamuudna Ardaagaasuu ku dab-jeexayaa , Salaadiintuna ayaamo kooban ayuun bay wada sheekaysan doonaan .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...