Muuse Biixi Ama Madaxweyne Qaranbuu Noqondoonaa Ama Danbiile Qarabuu Noqondoonaa.

0
Wednesday April 03, 2019 - 12:12:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Ama Madaxweyne Qaranbuu Noqondoonaa Ama Danbiile Qarabuu Noqondoonaa.

    Markahore muusow iscadee in dalka iyo maamulkiisaba laguguhaysto oo aad gurmad ubaahantay iyo inaad badheedhayso oo aad dambiile qarantahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markahore muusow iscadee in dalka iyo maamulkiisaba laguguhaysto oo aad gurmad ubaahantay iyo inaad badheedhayso oo aad dambiile qarantahay.


Marka labaadna arab waxa matala Afkooda iyo rabitaan koodana kuhadli kara madaxdaa dhaqanka nama matalaan waxgaradka iyo shakhsiyaad aad adigu dooratay, sidaa daraadeed adiga ayay kudanbarsan doontaa haddii aad gafuurka utaagto ama aad taladooda qaadan waydo madaxda dhaqanka ee beesha Arab




Marka sedexaadna waxay ilatahay in maanta loobaahanyay inla iclaamiyo shirbeeleeday beelaha somaliland dib ugu tashadaan si somaliland loo badbaadiyo.



Madaxda dhaqanka ee beelaha Arab, iyo suldaanka guud ee beelaha somaliland iyo xulafada Mataanaha iyo dhamaan siyaasiyiinta kaladuwan ee kahadlay dulmiga iyo cadaalad darada lagula kacay ganacsade Axmed cismaan Geelewaxan leeyay waa mahadsantiin.



W/Q: Xasan Karuur

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...