Rajada Alleh Lagam Quusto

0
Tuesday March 03, 2020 - 11:11:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rajada Alleh Lagam Quusto

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.


Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska qabbilsan rajada alleh lagam quusto

 

Waxanu hambalyo aan la soo koobi Karin ayaanu  u dirayna saddexda xusbi qaran kulmiye ucid iyo waddani bulshadii niyadjabasanayd rajada u muujiyey gaarahaan madaxwaynaha qaranka oo  mudane muse bixi Cabdi mujiyey waalyeelnimo oo iyo isagu gadhwadeen ka ah qaranka Somaliland cid kasta oo u aragta isafgaradkaas  bulshada reer somliland waxay arkaysa cadowga dalka

Beelaha  waxay ku heshiiyeen in ay dalkooda hore u mariyaan cadawgana meel uga soo wada jeestan.

 

Talo soo jeedin

 

1.waxbarashada in dugsiyada kuwa gaar loo leeyahay iyo dawladdaba carruurta la jeclaysiiyo  dalkooda  laguna ababiyo in aanay dal kale lahayn ee uu kani dalkoodii hooyo  yahay  loona sameeyo manhaj waxbarasho Somliland laguna  dhiirri geliyo in aanay dalka ka hilleelin



Qabyaddana laga wacyiyi geliyo carruurtu ciidda ayey cunaan  marka ila laba jir yihiin


Waxaa na soo jiidatay arrinta kufsiga in loo dilo cidda wax kufsata ama xabsi daayin lagu xukumo waxaa yaraanaya  sinada markii hore loo baneeyey.



2 in culimo aw diinku  waciyi geliyaan bulshada ay diinta u hayaan meelaha fagaaraha kubbadda loogu talaggalay.

Ha dhiman adoon dayn kugu maqan yahay

Khayr ayenu isku ognay Deeq Cabdi Digale

Ayey mahad oo u sugnaatay



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...