Maxaa iska badalay Siyaasadii Somalida …. Garyaqaan Mohamed Rajab

0
Monday March 02, 2020 - 17:24:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa iska badalay Siyaasadii Somalida …. Garyaqaan Mohamed Rajab

    Sidaan Wada oganahayba Waxaa Somalidu dhaqan iyo curfi ulahayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaan Wada oganahayba Waxaa Somalidu dhaqan iyo curfi ulahayd
in Umadu isu dhaxariisto kooga dhibataysan  Dhibka ka Dulqaadan ,la is sooryeeyo Hablo la isasiiyo godob reeb la yidhaahdo martida lasooro … Hadaba Mudooyinkan Danbe Waxaa bilaabmay Colaad aad moodo in ay soo burqanayso il biyood ka soo Burqanayso oo  Somalida dhexdeeda ka jirta Hadaba ,Waxaa Mudan in Dhaankeenii hore islaamka ah aan u noqono si loo soo hesho karmkii iyo Maqaamkii ay Somaliland ku lahayd Aduunyada …


Maxaa inala Gudboon Hadaan Nahay Somalida…….

·       In Dhaqankeeni hore aan soo celino ….

·       In aan Colaadaha iyo Waxyaabaha so noqonoqonayaa aan iska cafino ..

·       In Dibu Heshisiin dhab la gaadho…..

·       In Madax dhaqameedka iyo ugaasyada umada u talisaayi ay la timaado siyaasad dibu Heshisineed.

·       In Diinta islaamka Lagu dhaqo Wadanka

·       In Mudnaanta la siiyo Aqoonyahanda Dadayar .

·       In Dadka Wax gar ah lo dhiibo Talada …

·       In la is cafiyo si loo helo Xal Waara ………..

Arinta Somalida dhextaala ah ee in la kala Go waa in Somalidu heshisaa si loo helo xal Waara

Oo Dib loogu furayo Wada hadaladiiii…..Somalialnd iyo Somalia ……..

Qoraa Mohamed Rajab Ismail Salah ………………….

0634416899

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...