Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanka Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Muuse Xaaji Ismaaciil Yoonis (Xaaji Gaydh)

0
Monday March 02, 2020 - 15:17:43 in Articles by
  • Visits: 1238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanka Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Muuse Xaaji Ismaaciil Yoonis (Xaaji Gaydh)

    Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanka Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Muuse Xaaji Ismaaciil Yoonis (Xaaji Gaydh)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanka Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Muuse Xaaji Ismaaciil Yoonis (Xaaji Gaydh)


Daa'uud Axmed Faarax G/X/Imtixaanaadka Aw

Cismaan Iid (Aw Xereeye)

Mooge Cali Yuusuf Maxamed Yuusuf (Caaqil Cade)

Xasan C/Kariim Sheekh

Maryan Maxamuud Cige

Xasan Muxumed Qalinle G/ku/X/imtixaandka

Axmed Jaamac Ibraahim

C/qani Axmed Nuur

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka iyo qoyska qoyska reer Xaaji Gaydh ee uu ka baxay Marxuum MUUSE XAAJI ISMAACIIL YOONIS (XAAJI GAYDH) oo ku geeriyooday waddanka Canada/Toronto. 

Waxay marxuumka illaahay uga baryayaan in uu janno fardowsa ku casuumo ehelka iyo asxaabtana samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...