Mohamed Yuunis. Adeege Dhaba.

0
Tuesday April 02, 2019 - 18:39:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamed Yuunis. Adeege Dhaba.

    Isagoo 1974 jaacada Daka ee dalka Bangaladhesh dhaqaalaha ka dhiga. ayuu arkay dad ku gaajaysan jaamacada hareeraheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isagoo 1974 jaacada Daka ee dalka Bangaladhesh dhaqaalaha ka dhiga. ayuu arkay dad ku gaajaysan jaamacada hareeraheeda.
Wuu fikiray waxanu bilaabay in uu taageeero, mushaharkiisii buu qaybiyay dumarkii $30. wuxuuna u sheegay ku bilaaba khudrad iyo beed iibin.kadib iska sooceliya oo siiya qofkale oo csub.sidii buu ku wadday ilaa maanta uu kasameeyay Baan adeegaa bixiya oo malaayiiin qof ku tiirsan yihiin.

Wuxuu xusay in Dhamaan haayadaheena Dawladu ay u dhisan yihiin in taajirka oo kaliya u adeegaan . Fiqiirkana canaantaan uun. Tusaalena waxa uu ka dhigay in dhamaan baananku diideen in ay dayn siiyaa dadkaa fiqiirka ah.
Waxa kaloo uu xusay in waxbaeashadeenu in jiho qaldan inoo eryayso oo nolosha ah. Sida in aad ahaato aalad cid kale ku shaqaysato.


Aqoonteena  sildilado ku xidhayso dhalinta awooda leh.

Waxa uu xusay Shaqadayduna maaha in aan dadka amaahiyo wax. balse waa in awoodooda la aasay soosaaro. Hadaad ubaxo meel ku xidho bixi maayo. Waa in uu faalal helaa. Waana in erayga faqiienimo lagu hayaa matxafyada ee aan lagu arag bulshadeena dhexdeeda. 

Waxa kale oo uu hooyooyinkaa kudardaaray in ay carurtooda waxbaraan. Muddo ka dib dhalinyariibaa hooyooyinkaasi soosaareeb baa u timid oo shaqo nasii yidhi markii ay waxbarteen. Su'aal adag bay noqotay. Balse wuxuun u sheegay in ay ceeb tahay adoo waxbartay in hooyadaa kaa geesisanaato iyadoon waxba baran shaqadeedana abuurato. Nidaamkaa waxbarashaa qaldane ilooba taa, oo idinku fursado abuura.halkaana waxa ka dhashay in qofkastaa soo qorto mashruuc ganacsi oo Mohamed yuunis maalgalinayo dadkaasi oo ah jiilkii 2aad ee baanku gacan qabtay.

Waxa uu sheegay in hadda mushilad kastoo bulshada haysata uu u arko fursad ganacsi. Waxaana la gudoonsiiyay Bilada caalamigee Nopel.

Ilaahay raali ha ka ahaado Mohamed Yuunis wuxuu ku sifoobay, waxa idiinku khayr badan ka dadka anfaca.
Soo ururuntii 

Ahmed Ali Kahin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...