Faallo:- Halkee Lagu Wadaa Somaliland.

0
Saturday February 29, 2020 - 16:06:17 in News by
  • Visits: 1697
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 4
  • Share via Social Media

    Faallo:- Halkee Lagu Wadaa Somaliland.

    Halkee Lagu Wadaa Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkee Lagu Wadaa Somaliland.

Hargeysa(HWN):- Reer Somaliland halka ay ku socdaan garanmaayo aanu! Waxay ku socdaan meel aan la garanayn, marmar waxaan is idhaahda maala waa dhamaadkii Somaliland"


Anigu waxaan soo jeedin lahaa in dalkan caqligiisa, talo qabeenkiisa, indheer-garadkiisa, mufakiriintiisa iyo inta caqli iyo aqoon lagu tuhmaayo in xukumaddu meel ku xarayso si ay talooyin uga soo jeediyaan arimaha muhiimka ah ee ay ka midyihiin Saami-qaybsiga, Wadahadalada Somaliland iyo Somalia+ wixii miiska lala tagi lahaa, arimaha Dastuurka, Isbadalka Geeska iyo ugu danbayn in ay soo suntaan halka loo socdo ee tahay in la gaadho iyo xeeladaha lagu gaadhi karo halka loo socdo.




Hadhwanaagnews.

Hargeisa Office.

Loading...
Loading...