Wariye Axmed Siciid Cige Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigay Buug Uu Ka Qoray 40-kii Sanadood Ee Uu Saxaafada Ku Jiray+Sawiro

0
Saturday February 29, 2020 - 14:41:07 in News by
  • Visits: 2491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Axmed Siciid Cige Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigay Buug Uu Ka Qoray 40-kii Sanadood Ee Uu Saxaafada Ku Jiray+Sawiro

    Wariye Axmed Siciid Cige Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigay Buug Uu Ka Qoray 40-kii Sanadood Ee Uu Saxaafada Ku Jiray+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Axmed Siciid Cige Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigay Buug Uu Ka Qoray 40-kii Sanadood Ee Uu Saxaafada Ku Jiray+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qeyb-galay munaasibad labaadhan oo lagu soo bandhigaayey Buugga uu qoray Ruugcadaaga Saxaafada ee Axmed Siciid Cige.

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 1 person, standing and suit
Image may contain: 8 people, including Garaad Xaaji Essa and Mohamed Adan Gacayte, suit

Madaxewyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo madashaasi ka hadlayayaa yidhi "Waxaa runtii anniga farxad weyn ii ah in aan kasoo qeybgalo Buugga uu qoray Wariye Axmed Siciid Cige oo aad wada tilmaanteen mihnadiisa, karaamadiisa iyo sharaftiisa.


Madaxweyne ku xigeenku waxa uu qiray shakhsiyad wanaagga Wariye Axmed Siciid Cige wuxuuna yidhi "Waxaan qirayaa mihnad kasta nolosha qeybaha nin waliba kaga jiro inuu ninkaa walalkeen ah ee Axmed Siciid Cige uu mihnadiisa akhlaaqad ku darsaday oo uu ku dheeryahay wariyayaasha inta badan, iyadoo guud ahaan aad moodo ragga geyiga Somaliland ka tegay ee ka shaqayn jiray Idaacada BBC-da in si gaara loo xulay runtii oo akhlaaqiyaadkooda iyo Af-soomaaligooda dhisay”.

Image may contain: 6 people, people sitting
Image may contain: 10 people, including Yasin Shide, suit
Image may contain: 6 people, people sitting and beard
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 1 person, on stage and standing
Image may contain: 1 person

Dhanka Kale Madaxweyne Ku Xigeenku waxa uu Jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, waxaana yuu yidhi Madaxweyne ku xigeenku "Annigu markaan xafladaha imaado ma dhaafo inaan ka hadlo wixii markaa Xafladda khusaynaya. Laakiin saaxiibkay caawa waan u jawaabayaa Faysal, Faysalow waa la heshiiyey heshiiska inaad halkiisa ku joojiso ayaa qurux badan, haddaad eedd uun daba waddo iyo waa la hesheeshiyey ma shaqaynayso, doorasho haddaad doonayso hadalka ka daa bahasha, Gudoomiye annigu meesha aad ka cabirtay 70% halka dadka Somaliland ku gaajoonayo waxaan leeyahay kelmadaasi waa Il-haano aad Somaliland Il-haanaynayso, Boqolkiiba Todobaatan dadka baaba’a gaajoonaya meelaad kasoo saartay dadka adaa u cadaynaya”

Image may contain: 13 people
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 1 person, standing and suit
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 11 people, people sitting and indoor
Image may contain: 10 people, including Yasin Shide, suit


Loading...
Loading...