Hada Cabdiradhiid Riyo Raac waa Reeraheena...Cismaan Cumar Dool

0
Thursday February 27, 2020 - 18:24:39 in Articles by
  • Visits: 2041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hada Cabdiradhiid Riyo Raac waa Reeraheena...Cismaan Cumar Dool

    Hada Cabdiradhiid Riyo Raac waa Reeraheena...Cismaan Cumar Dool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hada Cabdiradhiid Riyo Raac waa Reeraheena...Cismaan Cumar Dool


Hada Cabdiradhiid Riyo Raac waa Reeraheena cidna muu kufsan ee keliya waxaynu ilaalinaynaa Sharciga dalka oo ay ku qoran tahay.

Image may contain: 1 person


Ninkii cadaysta in uu ka tirsan yahay mid ka mida Xisbiyada Qaranku ma noqon karo xubin Komiishan oo Xisbiyada ugu xaq soorta tartan doorasho.


Ujeedada ugu weyn ee Muuse Biixi ugu dhegan yahayna ma aha doorasho ha kuu musuqmaasuqo, ee waa inuu xumaan ku kala abuuro Beesha uu Riyo Raac ka soo jeedo oo aad ugu diciifa ficilka Qabyaalada iyo Beesha uu kasoo jeedo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.


Taas oo Markhaatigeedii uu furay Boqor Buur Madow oo lahaa sanka ayaa idiin doolola. ( Inankiina ayay diidan yihiin oo dee Ilaahay wejigii been cad ah ilayn qudh ahaan iyo Qabiil ahaan toona laguma diidana'e.


Isku soo wada duubo waa halkii ninkii yidhi "Inan Hooyadeed waxaynayso sideen idhaahdaaye" Dal uu ninkii Madaxweynaha ka ahaa timaha isugu maraayo anigu sideen idhaahda.


Waa shuqul Qaaxo iyo calancas reer hebal ku dhufo reer hebal. Hebal ka hor gee hebalkaa kale.

Subxaana Laah.


Cismaan Cumar Dool
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...