Dhalinyarada Kampalla Oo Tacsi Gaadhsiinaya Qoyska Reer Yuusuf Xuseen Oo Ay Hooyadood Ku Geeriyootay Burco
Dhalinyarada Kampalla Oo Tacsi Gaadhsiinaya Qoyska Reer Yuusuf Xuseen Oo Ay Hooyadood Ku Geeriyootay Burco
Muuse Maxamed Maygaag
Sharmaarke Axmed Dubad
Khaalid Axmed Cadaawe
Cabdiqani Maxamed Yuusuf
Xuseen Iidle Maxamed
Cabdirisaaq Good Nuur
Xamse Xasan Maxamed
Faysal Cali Bare
Cabdiqani Xasan Cabdi
Ibraahin Jaamac Cabdi
Axmed Cumar Maxamed
Yuusuf Cabdi Xuseen
Kamaal Ismaaciil Baynax
Xasan Cigaal Badhan
Yaxye Axmed Oogle
Cabdirisaaq Maxamed Cali
Dhamaan dhalinyaradaas oo ku sugan magaalada Kampalla ee wadanka Uganda waxay dhambaal tacsi ah gaadhsiinayaan qoyska reer Yuusuf Xuseen oo hooyadood Sahra Jaamac Maxamed ay ku geeriyootay magaalada Burco, waxaanay dhambaalkan tacsida ah si gaar ah u gaadhsiinayaan Ibraahin Yuusuf Xuseen oo ay marxuumadu hooyadii ahayd, waxaanay leeyihiin alle marxuumada janooyinkiisa haku casuumo dhamaan qoyskana samir iyo iimaan haka siiyo.
AaamiinAaammmiinnnnnnAaaammmiiiinnnnnnnn
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!