Wasiir Qambi Fudayd Iyo Dambi Aanu Cadayn U Hayn Ayuu Kula Duldhacay Hass...W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

0
Tuesday February 25, 2020 - 21:16:06 in Articles by
  • Visits: 1260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Qambi Fudayd Iyo Dambi Aanu Cadayn U Hayn Ayuu Kula Duldhacay Hass...W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

    Wasiir Qambi Fudayd Iyo Dambi Aanu Cadayn U Hayn Ayuu Kula Duldhacay Hass...W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Qambi Fudayd Iyo Dambi Aanu Cadayn U Hayn Ayuu Kula Duldhacay Hass...W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar


Wasiirka Hawlaha guud iyo gurigeynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi fudeed iyo dambi aanu cadeyntii haysan buu kula kacay shirkada HASS.


Waa markii kowaad ee shirkad weyn si masuuliyad daro ah qof masuul ahi eedeen culus ugu jeediyo.

Image result for wasiir qambi


Wasiir Qambi wuxuu yidhi "waxa jira rag kale oo lagu xamanayo oo aan wali soo shaac bixin oo ay shirkada shiidaalka ee Hass ka mid tahay inay maalgaliso jabhadaha Buuhoodle”


Maamulaha guud ee shirkadda HASS Cabdirisaaq Ibraahim waxa uu yidhi " "Anigu waligay ma arag Buuhoodle, wax xafiis ahna kuma lihiin Buuhoodle inuu ku eedeeyo dhibaatooyinka ka jira inay shirkadu ku lug leedahay waa meel ku dhac ganacsi ”


Waxa uu sheegay inuu sharciga iyo maxkamadaha u mari doonno.
Masuuliyaddu waa qaali, hadii arrimaha sidan oo kale iyo eedeen iska fudud soo noqonoqot dawladnimada wax weyn bay yeelaysa.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...