Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday.

0
Tuesday February 25, 2020 - 16:54:09 in News by
  • Visits: 1225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday.

    Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday. Madaxweynihii hore ee dalka Masar Mohamed Hosni Mubarak ayaa geeriyooday maanta oo talaado ah isagoo jira da'da 91, kadib sanado uu xanuunsanaa, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha.

Alaa Mubarak, oo ah wiilkii madaxweynihii hore, ayaa goor dhaw shaaca ka qaaday in aabihiis uu ku jiray qolka daryeelka degdegga ah ee cisbitaalka iyada oo ay ugu wacan tahay dhibaatooyin caafimaad oo aanu sheegin.

Mubarak, oo xukunka Masar hayay muddo saddex sano ah, waxaa lagu qasbay inuu xukunka kaga dego kacdoon caan ah horaantii 2011.


Loading...
Loading...