Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Waaran La Sheegay In Loo Jaray Ganacsade Axmed Cismaan Geele.
Hargaysa (HWN) Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo shir jaraa'id ku qabtay saaka xafiiskiisa ayaa
beeniyay warar sheegayay in Ganacsade Axmed Cismaan Geele loo jaray warqad soo Qabasho Ah.
Wasiirka ayaa sheegay inaanay jirin wax warqad ah oo soo qabasho ah oo loo qoray ganacsade Axmed Cisman Geele, wararkan la isla dhexmarayaana ay yihiin ayuu yidhi wax lagu dhaawacayo sumcada ganacsadaha
Warkan oo muuqaal ah goordhaw Kala Soco Hadhwanaagnews
Loading...
Loading...


0 





