Urur siyaasadeed: ( political oragnization)...W/Q Cabdiraxmaan Sameeco

0
Monday February 24, 2020 - 13:47:51 in Articles by
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Urur siyaasadeed: ( political oragnization)...W/Q Cabdiraxmaan Sameeco

    Urur siyaasadeed: ( political oragnization)...W/Q Cabdiraxmaan Sameeco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Urur siyaasadeed: ( political oragnization)...W/Q Cabdiraxmaan Sameeco


"Urur Siyaasadeed”: Waxaa loola jeedaa koox muwaadiniin ah oo wadaaga fikir siyaasadeed oo isu-diiwaan-geliya Urur ahaan si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka ka hor inta aan loo aqoonsan xisbiyo Qaran.

Image may contain: 2 people, people standing


Xisbi ( political party)


"Xisbi” Waxaa loola jeedaa Xisbi/Xisbiyada Qaran ee la ansixiyay si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka Guud ee Golaha Wakiillada iyo kuwa Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa;


Urur siyaasadeed waa hay'ad kasta oo ku lug yeelata geedi socodka siyaasadeed, oo ay ku jiraan xisbiyada siyaasadeed, ururada aan dawliga ahayn, kooxaha u doodda iyo kooxaha danaha gaarka ah. Ururada siyaasaddu waa kuwa ku hawlan waxqabadka siyaasadeed (tusaale ahaan, ololaynta, abaabulka bulshada, ololaha, iwm) oo loogu talagalay in lagu gaadho yoolalka siyaasadeed ee si cad loo qeexay, kuwaas oo sida caadiga ah ka faa'iideysta danaha xubnahooda.


In kasta oo xisbiyadu yihiin hal nooc oo urur siyaasadeed oo laga yaabo in ay ku lug yeeshaan qaar ama dhammaan howlahaas, haddana way ku kala duwan yihiin in ay sida caadiga ah xoogga saaraan taageerada musharraxiinta u tartamaya xafiiska dawladda, ku guuleysiga doorashooyinka iyo xukumadda.


"Urur Siyaasadeed”: Waxaa loola jeedaa koox muwaadiniin ah oo wadaaga fikir siyaasadeed oo isu-diiwaan-geliya Urur ahaan si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka ka hor inta aan loo aqoonsan xisbiyo Qaran.


Abdirahman Sameeco
Senior English teacher.
Junior political analyst.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...