Tartankii Kooxaha Heerka Koowaad Ee Hargeysa Oo La Qabanayo Iyo Isku Aadkii Oo La Shaaciyey

0
Monday February 24, 2020 - 13:42:58 in News by
  • Visits: 1462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartankii Kooxaha Heerka Koowaad Ee Hargeysa Oo La Qabanayo Iyo Isku Aadkii Oo La Shaaciyey

    Tartankii Kooxaha Heerka Koowaad Ee Hargeysa Oo La Qabanayo Iyo Isku Aadkii Oo La Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartankii Kooxaha Heerka Koowaad Ee Hargeysa Oo La Qabanayo Iyo Isku Aadkii Oo La Shaaciyey


Hargeysa(HWN):-XKCSL ayaa si Rasmiya u sameeyay Isku Aadka Tartanka Naaddiyada Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa SONYO CUP 2020, kaas oo ay ka qeyb-galayaan 12 naaddi.

Image may contain: text


Haddaba Tartanka oo bilaabmi doona 1 March ayaa ka kooban 3 Group, waxaanay kala yihiin oo Naaddiyadu iskugu dhaceen sidan:


Group A:


D.H.H
Was. Maaliyadda
Asluubta
Borama Team

Group B:


Was. Caafimaadka
Xiddigaha Cirka
Was. Biyaha
Berbera Team

Group C:


Goodir
Waxool
Gaashaan
Was. Ganacsigga

Loading...
Loading...