Xukuumada Kornayl Muuse Biixi Oo Ka Hadashay Madax Dhaqameed La Qabqabtay

0
Monday February 24, 2020 - 13:25:49 in News by
  • Visits: 4126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Kornayl Muuse Biixi Oo Ka Hadashay Madax Dhaqameed La Qabqabtay

    Xukuumada Kornayl Muuse Biixi Oo Ka Hadashay Madax Dhaqameed La Qabqabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Kornayl Muuse Biixi Oo Ka Hadashay Madax Dhaqameed La Qabqabtay


Hargeysa(HWN):-Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodijeex Khadar Baaruud Cumar, ayaa shaaciyay in liiska madax dhaqameedka ka saareen cuqaal fara badan oo sifo shuruucda dalka baal-marsan loo sameeyay.




Madax dhaqameedkaa sida qaldan loo sameeyo ayuu sheegay in ay dhibaato ka dhex abuuraan beelaha, isla markaana cabasho badani ay uga timid beelaha dalka.


Waxaanu tilmaamay in madax dhaqameedka ay liiska cuqaasha ka saareen in ay u gudbiyeen wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland.


Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodijeex waxa uu sidan ka sheegay barnaamijka Xog Waran ee ka baxa telefishanka qaranka Somaliland oo uu marti ku ahaa todobaadkan.


Waxyaabihii uu barnaamijkaasi kaga hadlay waxaa ka mid ahaa in ay dib u habayn ku sameeyeen nidaamka maamul ee xafiiska gobolka Maroodijeex, arrimaha u hirgalay.


Waxyaabaha u qorshaysan in ay qabtaan iyo arrimo kaloo la xidhiidha waaxyaha degmooyinka ee gobolka hoos yimaada iyo laamaha amaanka ee gobolka.




Loading...
Loading...