Caqabadaha dad samaysiga ah ee xalkooduna u yeelaan Madaxweynaha....W/Q Iid Cali Cismaan

0
Sunday February 23, 2020 - 20:28:41 in Articles by
  • Visits: 988
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caqabadaha dad samaysiga ah ee xalkooduna u yeelaan Madaxweynaha....W/Q Iid Cali Cismaan

    Caqabadaha dad samaysiga ah ee xalkooduna u yeelaan Madaxweynaha....W/Q Iid Cali Cismaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caqabadaha dad samaysiga ah ee xalkooduna u yeelaan Madaxweynaha....W/Q Iid Cali Cismaan


1.cabashadii Xisbiga Mucaaridka ah wadani ee komoshinkii hore madaxweynuhu gudi uma saarin ta badalkeeda isaga ka jawaabay cabashada.

Image may contain: 2 people, suit


2.Beesha caalamka iyo xisbiyada iyo xukuumaduba heshiis bay gaadheen, balse shardi ayaa lagu xidhay in golaha wakiilada loo gudbiyo, ma dhicin oo dhexda loo galay.


3.keenista xubno sharcigu reebay oo u ku adkaystay madaxweynuhu.


4. Waxa u madaxweynuhu ka ansixiyey golaha wakiilada xubnihii muranku ka taagnaa, iyadoo golaha wakiilada muranku u yahay cumri dherer (conflict of interest ).


5.Wuxu si degdeg ah u dhaariyey isla xubnihii hadalku ka taagnaa.


6.qas iyo qalalaase badan ka dib,waa la dhex galay labada xisbi mucaarad iyo xukuumada way aqbaleen go'aanadii gudida dhexdhexaadinta dhamaantood balse waxba kama hir galin iyadoo shardi la daba dhigay.


Ugu danbayn doorashada inay dhacdo masuuliyadeeda waxa iska leh madaxweynaha cid kale oo haba yaraate la wadaagaysa ma jirto.


Xusbiyadu waa ka qayb galayaal (stakeholders ) balse sinaba laguma canaan karo qabashada doorasho dalka ka dhacda.


FG.Hadii ururo lagu galo doorashada waxa meesha ka baxaysa doorashada tobanaanka sano mudo dhaaftay ee G.Wakiilada. waxana lagu gali doona G.Deegaanka oo kaliya xisbiyada ka soo baxa ururada ayaa gali doona Doorashada G.Wakiilada.


Halka Dan weyn baa ugu jirta G.Wakiilada iyo Guurtidaba si toos ah loogu kordhinaya.


Hadii ay dhacdo in ururo lagu furo si jujuub ah waxa god dheer ku dhacday dimoqraadiyadii Somaliland Madaxweyne kasta oo yimaadana Hadii ay ka hor yimaadaan azxaabtu wuxu ku furi doona ururo.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...