Jawaabta boobe miyaa loo baahnaa..W/Q Xasan Koosaar Xuseen

0
Sunday February 23, 2020 - 15:40:51 in Articles by
  • Visits: 1782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaabta boobe miyaa loo baahnaa..W/Q Xasan Koosaar Xuseen

    Jawaabta boobe miyaa loo baahnaa..W/Q Xasan Koosaar Xuseen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jawaabta boobe miyaa loo baahnaa..W/Q Xasan Koosaar Xuseen


Hadalkii maxamed cabdi yuusuf kalmadihii ku saabsanaa gobolka awdal, ee ahaa 750 qof ayaa lagu dilay. Wax xamaasad iyo dhadhan uga yeelay dhinac boorame jawaabtii boobe yuusuf kaga af celiyay hadalkaa.

Image may contain: 1 person, sitting


Waxa lays weydiin karaa boobe afkee ayuu ku jawaabayay? Ma afkii snm mise afka xukuumada ?
Mise qoraanimadiisi ??


Snm manta wax ku hadli kara afkeeda jimciyada mujaaidinta sooyaal. Oo guddoomiye ka yahay cabdi shanaad oo ah nin aan ka soo jeedin beesha isaaq .


Boobe kama tirsana xukumada hadii afkeeda ku hadli lahaa.
Hadii qoraanimadisa ku jawaabayay wax u furnayd inuu yidhaa; wax kasta oo reer awdal loo geystay iyo wixii ay geysteen, ba waa laga heshiiyay oo dawlnidamada somaliland iyagaa salka u dhigay.. lkn dariiqa kale ee uu maray, boobe, waxay keentay dood hor leh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...