YaadKu dayataa ama tusaalahaaga wanaagsan ah? " role model, "best example "..Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

0
Sunday February 23, 2020 - 14:31:33 in Articles by
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    YaadKu dayataa ama tusaalahaaga wanaagsan ah? " role model, "best example "..Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

    YaadKu dayataa ama tusaalahaaga wanaagsan ah? " role model, "best example "..Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

YaadKu dayataa ama tusaalahaaga wanaagsan ah? " role model, "best example "..Garyaqaan Cabdirisaaq Saabir
Image may contain: 1 person, closeup

dunida islaamka ah waxaa Tusaale u ah Nebi Muxamed Scw

Akhlaaqdii Rasuulka SCW Rabi Swt:- isaga oo amaanaya Rasuulkiisa S.C.W, wuxuu leeyahay:
"Waxaad ku sifowday akhlaaqda tan ugu wanaagsanā€¯ (Al-qalam(4)
Akhlaaqdaas waxaa ka mid ah:- 1:in dadka lagu kasbado jaceyl, 2:h.

adal wanaagsan, 2:dhaqan fiican, 3 wuxuu ahaa caadil cadaalada suga, 4:wax bixin (deeqsinimo), 5:anshax wanaagsan. 6: wuu Naxariis badanee 7:,Run sheegnimo, 8:Geesinimo.9:dulqaad badni, 10:is dhul dhiga 11:Tala wadaaga shura,a
12:- xishood badan
13: dhawrsoonim
14: xitiraam badni
Iwm" , hadal kuma soo koobi karo waxaan leeyahay umada islaamka ah Nebi Maxamed Scw aynu suniihiisa raacno oo aynu Ku dayano ALLE swt ha ina garansiiyo xaqa.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...