Kornayl Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Hogaanka Cusub Ee Dallada Sonyo

0
Saturday February 22, 2020 - 14:19:24 in News by
  • Visits: 2165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kornayl Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Hogaanka Cusub Ee Dallada Sonyo

    Kornayl Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Hogaanka Cusub Ee Dallada Sonyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kornayl Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Hogaanka Cusub Ee Dallada Sonyo


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO.

Image may contain: 22 people, people standing, wedding and outdoor


Hoggaanka dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Boos Mire Maxamed, ayaa ugu horrayn madaxweynahaku bogaadiyey sanduuqa dhallinyada ee uu Aas-aasay iyo sida uu mar walba ugu hagar baxo dhallinyarada dalka, xilka weynna isaga saaro inay da’yartu hoggaanka dalka qayb ka noqdaan.


Madaxweynaha, ayaa dhinaciisa hoggaanka cusub ee dallada SONYO kula dardaarmay inay dardargeliyaan xilka culus ee loo igmaday, una guntadaan sidii guud ahaanba dhallinyarada Somaliland ay ugu hilaadin lahaayeen hir cusub oo barwaaqo leh.

Loading...
Loading...