Ila Meerayso Heer Caalami Ah Ayaa Loo Baahan Yahay...W/Q Sacad Makaawi

0
Friday February 21, 2020 - 20:45:27 in Articles by
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ila Meerayso Heer Caalami Ah Ayaa Loo Baahan Yahay...W/Q Sacad Makaawi

    Ila Meerayso Heer Caalami Ah Ayaa Loo Baahan Yahay...W/Q Sacad Makaawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ila Meerayso Heer Caalami Ah Ayaa Loo Baahan Yahay...W/Q Sacad Makaawi


Dhawan weynagii ogeyn ninkii farmaajo inuu is tusay sawirka ah in uu Hargeisa mar uun cagaha dhigo, si uu campaign ka ugu galo, sxpkii Abiy na inoo adeegsaday, welina raadkii ma go'in. Hadaba.

Image may contain: Sacad Makaawi, standing and suit


Sidaynu ognahay labada nin Abiy iyo farmaajo waxa kusoo aadan, doorasho aan la saadaalin karin, oo labadaba u ah waayo cabsidiisa leh:


1. Abiy wuxuu waajahayaa doorasho hal qof hal cod ah iyada oo dalkii kala qaybsanyhy, colaad huursan oo qoomiyadaha u dhaxaysaa jirto, dabarkiina laga qaaday jabhadihii, taas oo masiirka Ethiopia mugdi weyn ku hadhaysay.


2. Farmaajo wuxuu saxeexay xalay wax loogu yeedhay sharciga doorashada, kaas oo dhigaya in ay ahaato hal qof hal cod, Somalia xaaladeeduna aanay ahayn mid saamaxeysa, iyo NN oo aynu ognahay hab dhaqankeeda, taas oo jawi laga warweri karo natiijada doorashada keeni na karta xasilooni daro kale oo hor leh. (Fursad weyn ayaa se SL ugu jirta, waayo, inbadan hadii xildh. Macmal ah dusha la inooga magacaabi jirey hadeer, doorashoda matelaad toos ah oo SL ma dhici karto taas oo kala go'ii practical kasii dhigaysa, haday doorashadaasi suurogasho).


Hadaba maxaa inooga yaal? Geesinimadu waa cabaar cagta dhulka lagusii xajiyo baa la yidhi eh, 2da nin june hadii la gaadho miyir uma joogo oo waa u campaign eh March-June uun haloo adkeysto oo ila meereyso heer caalami ah halagula dhaqmo, waayo maxaan sidaas u leeyahay, maaha 2dooda oo kali ah ee ciyaartooyo culculus ayey ku tiirsan yihin oo meesha ku jira.

 
 
 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...