Hambalyo Furashada Xisbiyo Cosob Qore Mukhtar Cilmi

0
Thursday February 20, 2020 - 14:40:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Furashada Xisbiyo Cosob Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.


Maqaalkaygan caawa aan soo bandhigay waa hambalyo u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oo runti shalay iftimiyey waxyaabo fara badan. waxaana runti u bogay furashada ururo cosob oo runti loo bahna muddo dheer, waayo maanta xiabiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go'aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland.waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa'idaysan karto. Waxaana ka mid ah :



Muj axmed mire


Pro. Cali khaliif galaydh


Pro. Axmed ismaaciil samatar


Dr.maxamed cabdi gaboose


Siyaasi maxamed ibrahim qabo


Siyaasi cali warancade


Siyaasi jamaal cali xuseen.....


Qore mukhtar cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...