Hadal haynta iga yaabisay waxa weeye, Muuse Biixi malaha tamar uu ku qabto doorasho..W/Q Axmed Xiis Dharbaan

0
Thursday February 20, 2020 - 14:34:23 in Articles by
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadal haynta iga yaabisay waxa weeye, Muuse Biixi malaha tamar uu ku qabto doorasho..W/Q Axmed Xiis Dharbaan

    Hadal haynta iga yaabisay waxa weeye, Muuse Biixi malaha tamar uu ku qabto doorasho..W/Q Axmed Xiis Dharbaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadal haynta iga yaabisay waxa weeye, Muuse Biixi malaha tamar uu ku qabto doorasho..W/Q Axmed Xiis Dharbaan


Hadal haynta iga yaabisay waxa weeye, Muuse Biixi malaha tamar uu ku qabto doorasho! Dooddaasi si weyn baa ay ugu faaftay bulshada dhexdeeda.


Dad kale ayaa qaba: Muuse ma diidi karo Dr. Abiy, mana baajin karo Farmaajo! Dadka sidaa rumaysani ma tira yara, Anigu se kuma jiro qoladaas.



Sida ay wax u socdaan Madaxweyne Biixi wuxu ku dambayn doonaa hoggaamiye debecsan, haddii aanu samata bixin sumcaddiisa - Jimmy Carter kii Somaliland buu malaa odaygu noqonayaa.

Image may contain: Axmed-xiis Dharbaan, smiling, sitting

Madaxtinimadu waa haybad
Sumcaddu haddii ay kaa hoosto
Macno sheegi maayo kursigu

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...