"Muuse Biixi iyo SNM-tiisu Waa Iney iyaguna raali-gelin ka bixiyaan Xasuuqii Dhulbahante & Gadabuursi" Xildhibaan Fahima.

0
Tuesday February 18, 2020 - 19:48:14 in News by
  • Visits: 5447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi iyo SNM-tiisu Waa Iney iyaguna raali-gelin ka bixiyaan Xasuuqii Dhulbahante & Gadabuursi" Xildhibaan Fahima.

    "Muuse Biixi iyo SNM-tiisu Waa Iney iyaguna raaligalin kabixiyaan Xasuuqii Dhulbahante & Gadabuursi" Xildhibaanad Fahima.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi iyo SNM-tiisu Waa Iney iyaguna raaligalin kabixiyaan Xasuuqii Dhulbahante & Gadabuursi" Xildhibaanad Fahima.

Xildhibaan Fahiima Yuusuf Quunje oo ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood ayaa ka dareen celisay raali-galintii uu dhawaan madaxwayne Farmaajo ka bixiyay dhibaatooyinkii dowladdii dhexe ee Somalia ay ka geysatay gobolada waqooyi ee Soomaaliya ee haatan la magac baxay Somaliland.

Xildhibaanada oo qoraal kooban soo dhigtay barteeda Facebooka ayaa madaxwayne Farmaajo ku amaantay inuu ka garaabay denbi uusan ku lug ku lahayn oo dad Soomaaliyeed loo gaystay, tan badaleedana waxa ay xustay in garashadaas fog ee uu madaxwayne Farmaajo la yimid aanay wali tubteedii hayn madaxdii iskaga dambaysay Somaliland, kuwaas oo ay tilmaantay in aanay wali wax garawshi ah ka bixin denbiyadii ay SNM ka gaysatay gobolada Sool iyo Awdal.
This image has an empty alt attribute; its file name is WhatsApp-Image-2020-02-18-at-18.36.50-498x1024.jpeg

Laascaanood Hadhwanaagnews.ca



Loading...
Loading...