War Deg Deg Ah: Ururadii Siyaasada Somaliland Oo La Furayo
Hargaysa (HWN) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
ayaa maanta sheegay in uu furayo Ururadii Siyaasada
Hadalkan ayuu Muuse Biixi ku sheegay khudbad sannadeedkii uu saaka ka jeediyay golaha baarlamaanka Somaliland.
Markii uu Muse Biixi ku dhawaaqay inuu furayo ururadii siyaasada ayaa markeliya ay sacab ku dhufteen xildhibaanada Baarlamaanka iyo marti sharaftii dhagaysanaysay khudbada.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili ay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo xidhiidhka Muuse Biixi uu marayo halkii ugu xumayd, taasi oo la odhan karo waxay sabab utahay inuu Muuse Furo Ururada siyaasada.
Khudbad madaxwaynaha oo muuqaala goordhaw naga filo
Loading...
Loading...