Hogaamiye Muuse Oo Oloole Xoogan Ugu Jira Sidii Uu Hargeysa U Keeni Laaha Farmaajo

0
Monday February 17, 2020 - 17:05:08 in News by
  • Visits: 2181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Muuse Oo Oloole Xoogan Ugu Jira Sidii Uu Hargeysa U Keeni Laaha Farmaajo

    Hogaamiye Muuse Oo Oloole Xoogan U Jira Sidii Uu Hargeysa U Keenilha Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Muuse Oo Oloole Xoogan U Jira Sidii Uu Hargeysa U Keenilha Farmaajo

 

 


Hargeysa(HWN):- Hogaamiyaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa maalinta bariya hor imaanaya labaada gole barlaaman oo kulan wada jiray iskugu imaanaya.


Waxanu halksi hogaamiye muuse ka jeediyay khudabdiisi sanaadka oo xiligii uu jeedin jirey dhaftay.

Hogaamiye muuse ayaa oloole xoogan u jira si uu u imaan laaha Somaliland madaxweyne faraamajo.



Waxanay u badantay khudbaadasi oloolaha uu hogaamiye muuse ugu jiro madaxweyne faraamjo imantanksa

Madaxweyne faraamajo iyo hogaamiyaha Somaliland muuse ayaa ku kulmay dalka itoobiya waxaanay qateen kulan aftartan mirir ah oo ay iskula qateen in uu Somaliland imaado farmaajo isaga iyo raysal wasaaraha dalkasi itoobiya.

Kulanka hogaamiye muuse la qaatay madaxweyne faraamajo ayaan xukuumada u hogaamiye biixi aanay waxa hadal ah ka odhan kulankasi ay wada qateen madaxweyne farmaajo.

Xisbiyada mucaaridka ah iyo bulshada reer somalilnd ayaa ku jahwareeray kulankasi madaxweyne farmaajo iyo hogaamiye muuse kulakooda

waxanay is weydintu tahay hogaamiye muuse biixi markii uu oloolaha ku jiray waxa uu ka aaminsana farmaajo waxan goob kasta oo ka hadalay ku badanan jiray madaxweynaha somaliya oo dhaleecan weyn u jeedinayay

isla markana bulshaa Somaliland u hogaamiye muuse ugu baaqayey in uu farmaajo yahay dadka qaranka Somaliland hagar daamada ku haya .


Hadhwanaagnews

Hargeysa/office


 

Loading...
Loading...