"Waxa La Inooga Baahanyahay Gadood Waddaniyadeed Oo Isku Duubni Ah" W/Q: Guuleed Yuusuf Axmed
abwaan cabdi khaliif indhoole,
Nin kaleba ha yimaaddee ma farmaajo??
Ma isagoo weli ku hawllan nacii iyo naxligii iyo nacaybkii oon wax tanaasul ah ka qaadan?
Oggolaansheenaba maaha miyaa ee cidkalaa tuurta ku sidata oo uu gelbbiskeeda ku imanayaa??
Kaba sii darane ma xukuumaddeenaan taynu moodaynayba ahayn oo bilaa shuruud ku soo deysay??
Waa siduu odhan jiraye ma gobol dalkuu xukumo ka mid ah baynu nahay oo markuu doono iyo maalintuu doonaba tegi karo??
Aayahaagaan jarayaa haddana ololaan kugu gelayaa Mayuu inugula soo haaagay??
Waar miskiinku maan yaraa!
Qoontiiba lama baananine qiil yaraa nabaddu" abwaan faarax nuur,
Maanta hadalkayga dheereeyn maayo ee waxaan
ku soo ururinayaa qaddiyaddan dhihitaankeeda iyo dhegeysigeeda ayaaba inagu nusqaan ah muwaaddin mucaarid muxaafid madaxweyne ilahay inama kadin oo ayaankeen inama kadin ee yaan arrinkeen ina kadin"
Waxa la inooga baahanyahay gadood waddaniyadeed oo isku duubni ah"
Waxaan kaga baxayaa meeris ku jiray gabaygii saxansaxo ee allah ha u naxariistee abwaan gaarriye,
Wax waxbaan safaad
gelin haddii lays xiniin saro e "
W/Q: Guuleed Yuusuf Axmed
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!