XIldhibaan Mahad Salaad oo kasoo horjeestay in Farmaajo tago Hargeyso

0
Monday February 17, 2020 - 14:07:04 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2700
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIldhibaan Mahad Salaad oo kasoo horjeestay in Farmaajo tago Hargeyso

    Madaxweyne Farmaajo heshiis uguma socon reer Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo heshiis uguma socon reer Somaliland,

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa qoray war uu uga soo horjeedo in xildhibaanka in xlligaan uu Madaxweynaha Safar uu ku tago Magaalada Hargeysa.

 

Qoraalka oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Madaxweynaah uusan wax heshiis ah Hargeysa ugu socon,hayeeshee uu ahaa mid si isxaambaar ah uu ku geyn lahaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Aaxmed.

 

 

"Madaxweyne Farmaajo heshiis uguma socon reer Somaliland, hadii uu xaldoon yahayna mar hore ayuu cayda iyo cunaqabateynta ka deyn lahaa dadka reer Somaliland, maantana dad iyo deegaan uu abaal ku ergaday ayuu u tagi lahaa, IGU SAWIRTA UU RAADINAYANA maalmo ayuu ku moodi lahaa! ayuu yiri”Xildhibaanka.

 

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada aad looga hadal haayay wararka sheegayay in Madaxweynaha Somaaliya iyo RW Itoobiya ay tagayaan Magaalada Hargeysa,walow Soomaaliland ay sheegtay in marnaba ogolaan doonin.

Image result for mahad salaad

Loading...
Loading...