Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho SAWIRO

0
Monday February 17, 2020 - 14:02:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho SAWIRO

    Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Agaasimaha Bariga Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Agaasimaha Bariga Africa

Duqa Mogdisho ahna Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation oo ah hey’ad laga lee yahay dalka Jarmalka taas oo ka shaqeysa Arrimaha sharciga iyo horumarinta.

 

Kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen Arrimo la xiriira loogu Horumatinta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation taageerada dhinaca horumarinta ah oo uu u balan qaadey Maamulka Gobolka Banaadir.







Loading...
Loading...