Khilaaf Ka Dhextaagan Dawlada Somaliya Iyo Hobolada Waaberi

0
Sunday February 16, 2020 - 08:59:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Ka Dhextaagan Dawlada Somaliya Iyo Hobolada Waaberi

    Waxaa meel sare gaadhay khilaaf ka dhex oogan wasiirka warfaafinta Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa meel sare gaadhay khilaaf ka dhex oogan wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo hobollada qaranka ee Waaberi.


Khilaafkan ayaa soo shaac baxay khamiistii, markii muuqaal ay soo duubeen qaar ka mid ah hobollada ay ku sheegeen in agaasimaha maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabduqaadir Cabdi Yuusuf Shubbe iyo xubno ka mid ah hobollada laga celiyey xarunta wasaaradda warfaafinta, islamarkaana Maareeye amray in agaasimaha uusan soo geli karin xarunta wasaaradda.



Loading...
Loading...