Dowladda Finland oo ku dhawaaqday in ay kordhin doonto lacagaha Cayrta ah ee laga qaato wadankeeda.

0
Saturday February 15, 2020 - 13:20:50 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Finland oo ku dhawaaqday in ay kordhin doonto lacagaha Cayrta ah ee laga qaato wadankeeda.

    Lacagta cayrta ah ee uu wadanka horay u bixin jiray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lacagta cayrta ah ee uu wadanka horay u bixin jiray

Wasiirka caafimaadka iyo arrimaha bulshada wadanka Finland Aino Kaisa Pekonen ayaa magacaawday guddi Baarlamaani ah oo dalka Finland ka tirsan si ay dib u habeyn ugu sameeyaan arrimahaas.

Lacagta cayrta ah ee uu wadanka horay u bixin jiray ayaa ahayd 502 Yuuro oo dhiganta $543, balse hadda waxaa la saadaalinayaa in lacagata cayrta ah ee uu wadankaas bixinayo laga dhigi doono 800 oo yuuro oo udhiganta $866 doolar.

Image may contain: 1 person, glasses



Loading...
Loading...