Marwo Edna Aadan Oo Socdaal Ku Gaadhay Wadanka Turkiga Iyo Soo Dhawayn Lagu Qaabilay
Marwo Edna Aadan Oo Socdaal Ku Gaadhay Wadanka Turkiga Iyo Soo Dhawayn Lagu Qaabilay
Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Dr. Edna Adan Ismaciil, ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga.
![]() |
![]() |
Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Dr. Edna Adan Ismaciil, ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga.
Ardayda iyo Jaaliyada Somaliland Turkiga ayaa si balaadhan Madaarka ugu soo dhaweyay Drs. Edna Adan.
16-ka bishan ayaa magaalada Istanbul lagu soo bandhigi doona Buuga ‘A women of firsts’ oo ka waramaya waayaheedda nololeed iyo Waxyaabihii taariikhiga ahaa ee ay soo martay Drs. Edna.
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...